Day: September 25, 2019
Somali News

Axmed Karaash oo u safray dalka Turkiga

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaamimanayo madaxweyne ku xigeenka maamul Puntland  Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga,waxaana garoonka ku sagootiyay xubno ka.

Read More
Somali News

Xafladda Caleema saarka madaxweynaha Jubbaland oo dib loo dhigay

Kismaayo-KNN-War Saxaafadeed ka soo baxay maamul goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in dib loo dhigay Xafladda Caleemo saarka madaxweynaha maamulkaasi Jubbaland Axmed.

Read More
Somali News

Wasiirka Gaashaandhigga iyo madaxweyne Lafta-Gareen oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Maxamed Amar-Dambe Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda  Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen ayaa maanta ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha.

Read More
Somali News

Qarax lala beegsaday askar oo ka dhacay dalka Turkiga.

Muqdisho-KNN-Qarax haleelay gaari ay saarnaayeen ciidamada booliska dalka Turkiga ayaa ka dhacay koonfurta magaalada Adana, iyadoona ay ku dhaawacmeen shan ruux sida ay.

Read More
Somali News

Madaxwaynihii hore ee Algeria walaalkiis oo xukun xabsi ah lagu riday.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Milatariga dalka Algeria ayaa 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay Said Bouteflika oo ah walaalka madaxwaynihii hore ee dalkaasi Abdulaziz Bouteflika..

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (25-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Somali News

Gaadiid uu la socday guddoomiye Shuute oo la qarxiyay

Muqdisho-KNN-Kolonyo uu la socday guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa la sheegay in maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (25-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalaal.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (25-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Shariif Abdulle Maxamad:-.

Read More
Somali News

Digniin laga soo saaray hubka lagu dhex sito Beledweyne

Muqdisho-KNN-Ciidamada Amniga magaalada Beledweyne ayaa soo saaray amaro cusub oo ay dul dhigeen dadka ka ganacsada hubka sharci darrada ah iyo kuwa ku.

Read More