Day: August 10, 2020
Somali News

R/wasaare Xasan Diyaab oo is-casilay kadib musiibadii ka dhacday Beirut

Beirut-KNN-Ra’iisul wasaarihii dalka Lebanon ayaa ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Beirut oo ay ku dhinteen.

Read More
Somali News

Taliyaha Asluubta oo sharaxay sidii uu ku bilaawday weerarkii Xabsiga Dhexe

Muqdisho-KNN-Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faahfaahin aan dhameystirneyn ka bixiyey weerarkii galabta ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar,.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {10 08 2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay weerarkii Xabsiga Dhexe oo lasoo afjaray iyo wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Wararkii ugu dambeeyey ee warar galabta abaaro 5:30pm galabnimo ka dhex bilaawday Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa  sheegaya in haatan xaalku uu si.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {10-08-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doona:-Cabdiwahaab Aadan.

Read More
Somali News

Seddax bilood kadib Taliye cusub oo loo magacaabay booliska Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Wareegto ka soo baxday xafiiska Taliyaha guud ee ciidanka boolliska Soomaaliyeed ayaa Taliye cusub loogu magacaabay booliska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Dhamme.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (10-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Saciid Axmed Iyo.

Read More
Somali News

Maxaabiis Shabaab ah oo ka dhex dagaalamaya Xabsiga Dhexe ee Xamar iyo wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Waxaa weli rasaas laga dhex maqlayaa xabsiga dhexe ee Xamar, halkaas oo galabta uu bilaawday weerar u dhaxeeya ciidamada ilaalada xabsiga iyo qaar.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (10 08 2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Deni oo magacaabay taliyeyaal ciidan xilli shalay la dilay Taliyihii ciidanka madaxtooyada

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta laba taliye oo cusub u kala magacaabay ciidanka ilaalada madaxtooyada iyo taliska qeybta booliska.

Read More