Day: August 10, 2020
Somali News

Sawirro: Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka oo xarigga ka jaray xafiiska cusub

Muqdisho-KNN-Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay,.

Read More
Somali News

Mareykanka oo qaaday tallaabo uu si weyn uga carooday Shiinaha

Muqdisho-KNN-Wasiir ka tirsan xukuumadda madaxweyne Trump ayaa maanta oo Isniin ah la kulmay madaxweynaha Taiwan – tallaabadaas oo ka careysiisay Shiinaha, siina xoojisay.

Read More
Somali News

Guddiga xakameynta fatahaadaha Beledweyne oo ka war-bixiyey halka ay wax u marayaan

Beledweyne-KNN-Gudiga gurmadka fatahaadaha magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey halka uu marayo dadaal ay maalmihii dambe ugu jireen sidii looga gaashaaman.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo ka socda deegaanka Janaay-Cabdalla ee J/Hoose

Kismaayo-KNN-Deegaanka Janaay-Cabdalla ee gobolka Jubbada Hoose haatan waxaa ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Dagaalka ayaa bilaawday.

Read More
Somali News

Afghanistan: Taliban lasii daayey iyo ciidanka Mareykanka oo la yareynayo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Afgaanistaan Ashraf Ghani ayaa shalay ku dhawaaqay sii deynta maxaabiis gaareysa 400 oo ka tirsan kooxda Taliban ah, taasi oo wadada u.

Read More
Somali News

Dibadbaxyo culus oo ka bilowday dalka Belaruus kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorasho ka dhacday

Minsk-KNN-Dibadbaxayaal careysan iyo ciidamada rabshadaha ka hor taga ayaa gacanta iskula tagay caasimadda dalka Belaruus ee Miniski iyo magaalooyin kale wax yar kadib.

Read More
Somali News

Tirada dadkii ku dhintay qaraxii weynaa ee Beirut ka dhacay oo korortay

Beirut-KNN-Duqa magaalada caasimadda u ah dalka Lebanon ee Beirut Marwaan Cabuud ayaa sheegay inay korortay tirada dadka ku geeriyooday qaraxii weynaa ee Talaadadii.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (10-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (10-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (10-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More