Day: August 10, 2020
Somali News

Taliyaha ciidanka dhulka oo Abaabul dagaal ka bilaabay Deegaanada Koofur Galbeed

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Genaraal Cabaas Amiin Cali  oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa halkaasi ka bilaabay abaabul dagaal oo.

Read More
Somali News

Amar culus oo la duldhigay wasiirada maamulka Jubbaland

Kismaayo-KNN-Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa soo saaray amar culus oo ku socdo wasiirada maamulkaasi. Maxamed Sheekh.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {10-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-02aad-Q{561}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo shaqaalo Faransiis ah ku laayay dalka Niger.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa weeraray shaqaalo gargaar oo ku sugnaa gudaha dalka Niger. Weerarka waxaa ku dhintay lix kamid ah shaqaalo u dhashay wadanka.

Read More
Somali News

Maal qabeen taageera dibad baxyada Hong Kong oo xabsiga ladhigay.

Booliska Hong Kong ayaa xiray maalqabeen u janjeera dhanka dimuqraadiyadda oo lagu magacaabo Jimmy Lai. Waxaa la aaminsan yahay in Mr Lai uu.

Read More
Somali News

Cali Cosoble “Amni darada wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar waa dayac siyaasadeed”.

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo la hadlay laanta afka soomaaliga ah ee VOA-da ayaa waxaa uu ka hadlayay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (10-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Qoor Qoor oo sheegay in waqtigii loogu tala galay shirka Dhuusamareeb uu dhacayo

Muqdisho-KNN-Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor ) Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo weli ku sugan dalka turkiga ayaa waxaa uu sheegaay in ay muhiim.

Read More
Somali News

Puntland oo shaacinaysa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee maamulka Puntland, ayaa sida qorshaysan Maanta oo Isniin ah shaacinaysa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Wasaaradda.

Read More