Day: August 12, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (12-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
Somali News

Sawirro: Dagaal ka socda koofurta Mudug iyo ciidamo ku baxay

Bacaadweyn-KNN-Ciidamo ka socda qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa saakay gaaray tuulooyin ku dhaw dhaw deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug, halkaas oo.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {12-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-04aad-Q{563}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo reer guuraaga koofurta Mudug oo hada socda

Gaalkacyo-KNN-Wararka aan ka heleyno tuulooyin ku dhaw deegaanka Baacadweyn ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas saakay uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya.

Read More
Somali News

Ajendeyaal xasaasi ah oo maanta la hor geynayo kulanka Golaha Shacabka

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay dooda seddexaad ka yeeshaan Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa.

Read More
Somali News

Ilhaan Cumar oo mar kale ku guuleysatay gursiga xisbigeeda ee Aqalka Wakiillada

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Ilhaan Cumar, ayaa mar kale ku guuleysatay doorasho ka dhacday dalka Mareykanka oo xisbigeeda dhexdiisa ay ka gashay, isla markaana loogu tartamayay.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka war bixiyey kulan uu la qaatay Qoor Qoor

Istanbuul-KNN-Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa faah-faahin ka bixiyey kulan uu magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga kula qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (12-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Joe Biden oo madaxweyne ku xigeen u xushay Kamala Harris

Musharraxa xisbiga dimoqraadiga ee doorashada madaxtinimada Mareykanka Joe Biden, ayaa senator Kamala xalay u xushay xilka madaxweyne ku xigeenka haddii uu doorashada November.

Read More