Day: August 12, 2020
Somali News

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay Guddiga Farsamada ee ka Baaraan Dagista Hannaanka Doorashooyinka dalka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor  oo ka soo laabtay safar uu maalmihii u dambeeyay ugu maqnaa dalka Turkiga ,ayaa.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay deegaan hoos taga gobolka Gedo

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka helayno ayaa waxa ay sheegayaan in qarax xooggan uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Mekarebay oo hoos taga magaalada Garbahaarey.

Read More
Somali News

Shacab iyo Shabaab ku dagaallamay Koonfurta gobolka Mudug

Muqdisho-KNN-Warar naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu dagaal halkaasi ku dhex maray dad Shacab ah iyo dagaalamayaasha.

Read More
Somali News

Kusimaha Raysal wasaaraha dalka Mahdi Guuleed oo la kulmay guddigii loo magacabay weerarkii ka dhacay Xabsi Dhexe

Muqdisho-KNN-Ku simaha xilka raysal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddigii loo magacaabay weerarkii.

Read More
Somali News

Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Soomaaliya oo sheegay in weerarkii ka dhacay xabsiga dhexe uu ahaa mid la sii qorsheeyay

Muqdisho-KNN-Taliyihii hore ee Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya General Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ka hadlayey  weerarkii maxabiis Al-Shabaab ah ay ka fuliyeen  gudaha xarunta xabsiga.

Read More
Somali News

Ciidamada Militeriga Soomaaliya hawlgallo ka wada gobolka Gedo

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada militeriga Soomaaliya ay maanta halkaasi ka bilaabeen hawlgal wado furis ah..

Read More
Uncategorized

Dawlada Shiinaha oo u hanjabtay Tiawan

Muqdisho-KNN-Dawlada Shiinaya ayaa waxa ay bilowday in ay cadaadis ku soo rogto Tiawan, oo ahayd maamul hoos taga Shiinaha, balse hadda ku dhawaaqday.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobey oo ka walaacsan xaalada ka taagan dalka Lubnaan

Muqdisho-KNN-Qaramada Midoobey ayaa waxa ay ka hadashay xaaladda cakiran ee ka taagan magaalada Beirut ee Caasimada dalka Lubnaan. Waxa ay sheegtay in ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (12-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (12-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More