Day: August 24, 2020
Somali News

Taliyaha ciidamada Haramcad oo xalay la weeraray

Muqdisho-KNN-Hoyga uu ka daganyahay magaalada Muqdisho taliyaha ciidamada booliska ee sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa waxaa weeraray.

Read More
Somali News

Dhagaysiga dacwadda loo haysto ninkii muslimiinta badan ku laayay New Zealand oo maanta bilaabanayso.

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta oo isniin ah si toos ah u furmaysa dhagaysiga dacwada loo haysto nin u dhashay Australia oo sanadkii hore muslimiin badan.

Read More
Somali News

Kooxda Bayern Munich oo ku guuleysatay koobka loogu jecel yahay yurub ee Champions League.

Muqdisho-KNN-Kooxda ka dhisan horyaalka dalka Jarmalka ee Bayern Munich ayaa xalay makeedii lixaad ku guuleesatay koobka loogu jecel yahay qaaradda yurub ee champions.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (24-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo bilaabay baaritaano looga hortagayo falalka amni daro ee ka dhaca Muqdisho

Ciidamad Ammaanka ayaa maalmahan magaalada Muqdisho ka bilaabay baaritaano ay ku xoojinayaan ammaanka caasimada, kadib falal amniga lid ku ah oo ku soo.

Read More
Somali News

Deni oo xalay la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada

Garoowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan la qaatay Ururada Bulshada, Madaxda Ururada Siyaasadda, Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Puntland. Madaxweynaha ayaa Bulshada.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen wadada isku xirta magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe. Saraakiil ka.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo ku wajahan Garoowe

Sida ay sheegayaan Wararka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa la filayaa in uu socdaal ku tago Magaalada Garoowe.

Read More