Day: August 26, 2020
Somali News

Madaxweye Qoor Qoor oo kulan la qaatay wafdi ka socda DFS

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta waxa uu xarun ta madaxtooyada ee Galmudug kula kulmay wafdi ka socda.

Read More
Somali News

Xeerka warbaahinta Soomaaliya oo maanta la dhaqan geliyay

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad lagu daahfurayay dhaqan gelinta xeerka warbaahinta iyo furitaanka xarunta xiriirka dawlada, taas oo noqon doonta mid.

Read More
Somali News

DFS oo shuruudo adag ku xirtay ganacsiga Qaadka Kenya

Muqdisho-KNN-Dawlada Kenya ayaa dhibaato kala kulantay xayiraadda ganacsiga qaadka ee Soomaaliya ,waxa ayna dadaalo badan ku bixineysaa sidii ay Soomaaliya ugala heshiin lahayd,.

Read More
Somali News

Maamul goboleedyada dalka oo lagu eedeeyay in ay caburiyaan warbaahinta

Muqdisho-KNN-Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay caburiyaan warbaahinnada ka shaqeeya, deegaannada ay maamulan. Cabdinuur Maxamed Axmed oo ah.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo mudo kadib ka soo muuqday warbaahinta

Muqdisho-KNN-Mr Kim ayaa ka soo muuqday munaasabad, kadib warar la isla dhexmarayay oo shaki gelinayay xaaladdiisa caafimaad. Kuuriyada Waqooyi ayaanan ilaa haatan laga.

Read More
Somali News

Weerar dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay dalka Colombia

Muqdisho-KNN- Ugu yaraan 17 ruux ayaa lagu dilay dalka Colombia, kadib markii ay weerar ku qaadeen kooxo hubeysan. Weerarka ayaa waxa uu ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (26-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (26-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Wasiirka Gargaarka iyo musiibooyinka Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaaliya Xamsa Siciid Xamsa ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wafdiga waxaa qeyb.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (26-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud.

Read More