Radio Kulmiye
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (22-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka

Read More
Somali News

Soomaalida ku nool Nairobi oo ka walaacsan Sokor la`aan ka jirta magaaladaas

Nairobi-KNN-Todobaadyadii ugu dambeeyay ayaa guud ahaanba magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya waxaa Dowlada kenya ay shaacisay in lasoo geliyay Sonkor Sumaysan iyo

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Wasiir Oomaar“majirto hawo ay leedahay Soomaaliland, Muqdisho ayaa laga maamulaa Hawada Soomaaliya”

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada  ee Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in aysan

Read More
Somali News

Puntland oo sheegay in buuraha Galgala ay ku dileyn dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab

Garowe-KNN-Wararka Ka imaanaya gobalka Barri ee Puntland ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee Puntland ay maanta weerar ku qaadeen fariis ay dagaalamayasha Al-Shabaab

Read More
Somali News

Maamulka Jubaland oo xukun dil ah ku fuliayay sedax Askari oo horay dil u geystay oo uu ka mid ahaa Askari xaaskiisa dilay

Kismaayo-KNN-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka Jubaland ayaa Maanta xukun dil ah ku fulisay saddex Askari oo laba ka mid ah ay

Read More
News in English

Ethiopia to mediate between Somalia and UAE

Mogadhu-KNN-Somali Prime minister Hassan Ali Khayre is expected to visit United Arab Emirates for the flowing weeks and to meet with UAE leaders.

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(22-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Eeyo dad ku weeraray degmada Xamar-Weyne ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Kooxo Eeya ah ayaa xalay iyo ilaa iyo maanta siyaabo kala duwan dad ugu weeraray degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay

Read More
Somali News

Marwada madaxweynaha Mareykanka oo lagu dhaliilay Ereyo ku qornaa dharkeeda xili ay booqaneysay Caruur Muhaajiriin ah

Muqdisho-KNN-Marwada koobaad ee Maraykanka Melania Trump ayaa lagu dhaliilay jaakad ay u xirneed mar ay booqaneysay carruurta muhaajiriinta lagu hayo oo ku taalla

Read More
Somali News

R/W Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu ugu qeyb galay dalka Norway

Muqdisho-KNN-Ra`iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre aya maanta dib ugu soo laabtay magalada  Muqdisho kadib markii shir Caalami ah uu ugu

Read More