Somali News
Somali News

Kenya oo sheegay inay dishay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Militariga Kenya ayaa sheegay inay dileen 10 qof oo looga shakisan yahay Alshabaab, kaddib howlgal ammaan oo ay ka sameeyeen deegaannada Sariira iyo.

Read More
Somali News

Xildhibaano ka tirsan Somaliland oo mooshin ka gudbiyay Xukuumadda Biixi

Xildhibaano tiradooda lagu sheegay 26 Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Guddoonka golahaas u gudbiyay mooshin ay arrin kaga diidan yihiin.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Puntland oo u yeeray mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Kalluumeysiga

Kulanka maanta ee Baarlamaanka Puntland, waxaa looga yeeray mas’uuliyiinta ugu sarraysa Wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulkaas, sida la xaqiijiyay. Xubnaha ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga.

Read More
Somali News

Xukuumadda Somaliland oo kulan la qaatay Guddi dhex-dhexaadin ah

Xukuumadda Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la kulantay Guddi isku dhaf ah oo isku xilsaaray dhex-dhexaadinta khilaafka muddooyinkii ugu dambeeyay xoogeystay ee.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo Baardheere ku dilay nin dil geysan rabay

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay toogteen xubin la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab oo.

Read More
Somali News

Beeraleyda Geeska afrika oo wajahaya xaalad adag

Warbixin la soo saaray ayaa muujineysa in guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya.

Read More
Somali News

Shil dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Burco

Shil Gaari oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay Magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Inta.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo Jaamacadda Carabta ka codsaday wax-kaqabashada Abaaraha ka jira Gudaha dalka.

Cabdiraxman Cabdishakur Warsame oo ah Ergeyga gaarka ah ee Arimaha bini’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha ayaa xalay fiidkii dhambaal qoraal ah oo uu ka.

Read More
Somali News

Cabasho ugu timid Jubbaland howlgal ay fuliyeen Ciidanka Danab oo khasaaro ka dhashay

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha golaha barlamaanka Jubbaland, waxaana ay kawada hadlayeen.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay Jowhar

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada.

Read More