Somali News
Somali News

Cabasho ugu timid Jubbaland howlgal ay fuliyeen Ciidanka Danab oo khasaaro ka dhashay

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha golaha barlamaanka Jubbaland, waxaana ay kawada hadlayeen.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay Jowhar

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada.

Read More
Somali News

IGAD oo baaq kasoo saartay xiisada u dhaxeysa Itoobiya & Suudaan

War-saxaafadeed kasoo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay xiisada diblomaasiyadeed ee kasoo dhex cusboonaatay Dowladaha Suudaan iyo Itoobiya. Urur Goboleedka IGAD ayaa.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay in uu xoojinayo Xiriirka Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay Munaasabada 1 Luuliyo. “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxaan.

Read More
Somali News

M/weyne Xasan Shiikh oo maanta ubax dhigay Taalada Daljirka ee Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo  xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho..

Read More
Somali News

Qaramada Midoobay oo farriin u dirtay Shacabka Soomaaliyeed

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyey Munaasabadda 1.

Read More
Somali News

M/weynaha Galmudug “Wali waxaa jiro fikir kasoo horjeeda Xorriyada dadka Soomaaliyeed.”

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoor-qoor  ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaas ugu qeyb galay munaasabad lagu maamusayay 62-sano guuradii kasoo wareegatay.

Read More
Somali News

Farmaajo & Shariif oo hambalyo la xiriirta 1-da la wadaagay Umadda Soomaaliyeed

Madaxweynayaashii hore ee dalka iyo siyaasiyiin xilal kala duwan soo qabtay ayaa umadda Soomaaliyeed la wadaagay Hambalyo la xiriirta munaasabadda 1-da oo ay.

Read More
Somali News

Sh. Aadan Madoobe “Waxaan aaminsanahay in isku tanaasul iyo is qancin aan ku xalin karno walaalaha reer Waqooyi tabashadooda.”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dadka Soomaaliyeed la wadaagay hambalyadda munaasabadda 1da Luulyo oo ay u.

Read More
Somali News

R/wasaare Xamze oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay midnimo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamze Cabdi Barre oo ka qeyb galayay munaasabad lagu xusayay 1-dii Luulyo oo ay kasoo wareegatay 62-sano guuro.

Read More