Somali News
Somali News

Wafdi ka socda Imaaraadka Carabta oo soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo khadka taleefoonka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wada-hadallo khadka taleefoonka ah la yeeshay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishii May ee sanadkan 2022.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabis sameeyay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoor qoor ayaa lagu magacaabay Cabdisamad Salaad Aadan oo noqonaya guddoomiye ku xigeenka amniga iyo.

Read More
Somali News

Munaasabadda Caleema Saarka M/weyne Xasan Shiikh oo maanta dhaceysa

Maanta oo khamiis ah taariikhduna tahay 9-ka bisha June waxaa lagu wadaa in xarunta teendhada Afiisyooni ee Magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabadda lagu.

Read More
Somali News

Madaafiic xalay lagu gaaracay Muqdisho oo khasaaro geysatay

Warar dheeraad ah  ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo xalay laga maqlay qaar ka mid ah degmooyin Gobolka Banaadir. Goobjoogayaal ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabis cusub sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka. Dr..

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay dalka Jarmalka

Haweeney ayaa la dilay, dad kalena waa dhaawacmeen, kaddib markii nin aan weli la garan uu gaari jiirsiiyay dad ku sugnaa waddo mashquul.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya oo ka hadashay Aflagaada loo geystay Nabigeena Muxamed SCW ee Hindiya

Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka SoomaaliyaSh. Cumar Cali Rooble, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aaney aqbalaynin xadgudubyo ka dhan.

Read More
Somali News

RW Rooble oo Ciidamada faray adkeynta adkeynta Amniga Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in saacadaha soo socda gabi ahaan la xiri doono waddooyinka magaalada Muqdisho. Ra’iisul.

Read More
Somali News

Yaasiin Farey “Argagixisadu inay yiraahdaan Ikraan ma dilin waa qayb kamid ah dagaalkii ay nagula jireen”

Kusimihii hore ee hay’adaha nabad Sugidda iyo Sirdoonka qaranka ee NISA , Xildhibaan Yaasiin Fareey oo wareeysi dhinacyo badan taabanayay siiyay mid kamid.

Read More