Somali News
Somali News

DF Soomaaliya oo Xayiraada ka qaadeysa Qaadka Kenya

Dowladda Soomaaliya lagu wadaa in ay fasaxdo Qaadka Miirooga ee ka yimaada wadanka Kenya, ka dib wada hadalo dhexmaray Madaxda sare ee labada.

Read More
Somali News

Booliiska Somaliland oo xiray Mas’uul ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska Somaliland ay xabsiga u taxaabeen Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbiga Wadani, Maxamed.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay Rabshadihii ka dhacay Hargeysa

War-saxaafadeed ka soo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee Maamulka Somaliland ka taageera geedi socodka Doorashooyinka iyo Dimuqaraadiyadda ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Turkiye oo digniin u diray Dowladda Giriiga

Madaxweynaha Turkiye, Recep Tayyip Erdogan ayaa dowladdda Giriiga uga digay Ciidamada ay ku soo daabuleyso badda Aegean ee muranka ka taagan yahay, taasi.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo dilay nin Miino ku aasay deegaanka Daynuunay

Taliska Ciidamada Xoogga gaar ahaan ururka 47-aad guutada 8-aad qeybta 60-aad ee sugan gobolka Baay ayaa sheegay in deegaanka Daynuunay ay ku  dileen.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo kulan la qaatay madaxdii ka qeyb gashay xaflada caleema saarka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo guud iyo kuwa gaar gaar ahba la qaatay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya, Mudane Ismaaciil Cumar.

Read More
Somali News

Xukuumadda Soomaaliland oo war ka soo saartay banaanbixii ka dhacay Hargeysa

Xukuumada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaantay banaanbixii ay maanta Hargaysa ka dhigeen xisbiga mucaaradka ee Wadani, waxayna ciidanka fartay in ay ka.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo maanta loo caleema saaray madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya

Xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo gabagabowda teendhada Afisyooni ee magalada Muqdisho, waxaana kasoo qeybgalay madax ka socota caalamka iyo.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh & Ismaaciil Geelle oo la filayo in ay xariga ka jaraan Xarunta (AGA)

Waxaa maanta la filayaa in Xarunta Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ee magaalada Muqdisho ay xariga si wadajir ah ugu jaraan Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh.

Read More
Somali News

Dowladaha Jabuuti & Kenya oo balan qaad u sameeyay Dowladda Soomaaliya

Madaxweynayaasha dalalka Kenya iyo Jabuuti oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb gashay munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, taas oo.

Read More