Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kala hadlay xaaladda dalka Maamuladda Jubbaland iyo Galmudug.

Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland,  Maxamuud Sayid Aadan iyo dhiggiisa Galmudug  Cali Daahir.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo mas’uuliyiin cusub magacabaay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee.

Read More
Somali News

Maraykanka oo sheegay in Taiwan uu difaaci doono haddii shiinuhu weeraro.

Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu faragelin milatari samayn doono si uu u difaaco Taiwan haddii Shiinuhu ku soo duulo jasiiraddaasi,.

Read More
Somali News

Axmad Madoobe oo kulan la qaatay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya Frantz celestin ..

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hir-shabeelle oo gaaray degaanka Ceelmacaan.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlad Gobolkeedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta  gaaray deegaanka Ceelmacaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa ugu kuurgalay xaaladaha guud.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Ra’iisul wasaare Rooble.

Muqdiaho-KNN-R’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay, kadib.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay  Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka kala wareegay madaxweyne Farmaajo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka Madaxweynaha JFS kaga la.

Read More
Somali News

Ra’iisul-wasaare Rooble oo amar dul dhigay wasiirka arrimaha dibadda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku wargeliyay Wasiirka Arrimaha dibadda in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay.

Read More