Somali News
Somali News

WFP oo gobalka Tigray todobaadkan gaarsiisay cunno iyo sahay kale .

Muqdisho-KNN-In ka badan 10,000 oo tan oo cunto iyo sahay nafeed ah ayaa gaadhay gobalka Tigray ee gudaha Ethiopia  todobaadkan, sida ay sheegtay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay ka hadlay dhalinyarada ku maqan Eritrea.

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka hadlayay Munaasabad uu xilka madaxtinimadda dalka ugu wareejinayay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa.

Read More
Somali News

QM oo sheegtay In ay kordheen Tiradda dadka guryahooda ka barakaca.

Tirada dadka lagu qasbay inay ka cararaan iska horimaadyada, rabshadaha, xadgudubyada xuquuqul insaanka iyo cadaadiska ayaa hadda ka talaabay 100 milyan oo ruux.

Read More
Somali News

Maxbuus ku geeriyooday xabsi ku yaal Magaalada Qardho.

Marxuum Sharma’arke Warsame Nuux oo kamid ahaa maxaabiista ku xiran xabsiga degmada Qardho ayaa sida la xaqiijiyay u geeriyooday jirdil loogu geystay gudaha.

Read More
Somali News

Maxeey Salka ku heeysaa Booqashada madaxweynaha mareykanka ee Japaan?

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa gaaray dalka Japan. Waa lugtii labaad ee booqashadan oo ah tii u horreysay ee Biden uu Asia ku.

Read More
Somali News

Dagaal gacan ka hadal ah oo dhex maray qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland

Muqdisho-KNN-Maanta xarunta Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa ka dhacay muran gaadhay gacan ka hadal oo dhex maray xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Somaliland. Arintan.

Read More
Somali News

Dil loo adeegsaday Tooreey oo goordhow ka dhacay Cabudwaaq.

Muqdisho-KNN-waxaa Goordhow Xaafada October ee waqooyiga Dagmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Lagu dilay Marxuun Lagu magacabo Mahad Gooh-weyn oo Kamid ahaa Bulshada Dagmada.

Read More
Somali News

Soomaliland oo xukun ku riday cabdimaalik muuse coldoon iyo Wariyaal ka howlgalla Soomalilan.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa min hal sanno iyo afar bilood ku xukuntay wariyeyaasha kala ah Maxamed Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed halka ay xorriyadiisii.

Read More
Somali News

maxeey tayay fariinta uu Biden u direy Kim Jon-un?

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi uu u direy farriin ah in uu u hayo gargaar talaalka Karoonaha ah, balse.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo ka qeeyb gashay shir ka furmay Dalka Switzerland

Muqdisho-KNN-Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya Dr.Fawziya Abikar Nur ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha Sanadlaha ah  ee Hay’adda.

Read More