Somali News
Somali News

Haweeney la sheegay inay ka tirsaneed Al-shabaab oo isku dhiibtay ciidamada Kenya

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska ee dalka Kenya ayaa waxaa isku soo dhiibay Mumina Eroba oo horay ciidamada ay madaxeeda dul dhigeen Hal Milyan oo Shilin.

Read More
Somali News

Raxma Salaad oo noqotay Haweeneydii ugu horeysay oo taliye looga dhigo mid ka mid ah Saldhigyada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Maalmihii dambe Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah Taliyeyaasha Ciidanka Booliska ee ka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta shir uga qeyb galaya Dalka Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu u ambabaxo Dalka Itoobiya si uu uga qeyb galo Shir deg deg.

Read More
Somali News

RW Khyerre “ma jiro heshiis lala galay Itoobiya, Dekedna ma bixin”

Oslo-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalmihii ugu dambeeyay aad looga hadal haayay gudaha wadamada.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Balanbal.

Balanbal-KNN-Maxamed Xaashi Carabeey Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyey dagaal Beeleed dib uga soo cusboonaaday degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada amaanka oo Baydhabo ku toogtay qof looga shakisan yahay Al-Shabaab.

Baydhabo-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa soo sheegaya in Ciidamada amaanka ay xalay toogasho ku dileen wiil dhalinyar.

Read More
Somali News

MD Xasan Shiikh Maxamuud oo soo Bandhigay qorshe lagu xalin karo dagaalka Tukeraq ee gobalka SOOL.

Muqdisho-KNN-Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda deegaanka Tukeraq ee gobalka Sool oo tan iyo Bilaawgii sanadkaan dagaal ka.

Read More
Somali News

Maamulka G/Banaadir oo ka shiray maalmaha dabaal dagga Xuriyadda iyo Midowga Gobalada Waqooyi iyo Koofur.

Muqdisho-KNN-Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo shir guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa.

Read More
Barnaamijyo Somali News

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (20-06–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More