Uncategorized
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay Masjidul Rowdah ee dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii maanta argagixisada ay ka geeysteen dalka masar, gaar ahaa.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Boostada oo Muqdisho ku soo xiray Shir Muhiim ah

(Muqdisho, 24 Nofeembar 2017) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo xiray shirweynaha Madasha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta (Somali Network.

Read More
Uncategorized

Dalka Zimbabwe oo maanta yeeshey madaxweyne cusub

Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay Emmirson Mnangagwe oo badalaya madaxweynihii hore e e.

Read More
Uncategorized

Diyaarado Duqeeyay Gobolka Jubbada Hoose

Baqdaad–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan  Tuulada Baqdaad oo hoostagta Degaanka Hoosingow ayaa sheegaya in Diyaarado Dagaal ay Xalay Saqdhexe duqeeyeen,waxaana.

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu dameeyay Ee Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo–KNN–Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xaaladda Magaalada oo Shalay uu ka dhacay Dagaal.

Read More
Uncategorized

Dr. Axmed Cali Daahir”1024 Ruux oo Soomaali ah ayaa ku xiran Wadamada Caalamka”

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka baxa TV-ga Qaranka.

Read More
Uncategorized

Qeybtii u horeysay Ciidamada AMISOM oo todobaadka soo socda ka baxaya Soomaaliya

Muqdisho–KNN–Illaa Kun askari oo ka mid ah howl galka AMISOM ayaa bisha soo socota ka bixi doona Soomaaliya, iyadoo lagu wado in qeybtii.

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Baledweyne tagay

Baled-weyne–KNN-– Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Wasiirka dhalinyarada Somaliland”Waqtigan looma baahna Wadahadalo dhexmara somalia iyo Somaliland”

Hargeysa-KNN-Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland oo la hadlay saxaafada  ayaa waxa uu sheegay in wakhtigan aan loo baahnayn wada hadalo dhex mara Somaliya.

Read More
Uncategorized

Wafdi ay hogaaminayaan gudoomiyaasha Baarlamaanada Somaliya iyo jabuuti oo ku wajahan Baladweyne.

Baladweyne-KKN-Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya inay saacadaha soo aadan lagu wado in magaalada baladweyne uu tago Gudoomiyayaasha Baarlamaanda Somaliya iyo Jabuuti.

Read More