Guure
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf Daahir-

Read More
Uncategorized

R/W Kheyrre iyo Wasiir Islow oo xalay kormeeray Muqdisho oo Madaafiic Marti gelisay. +SAWIRO

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wasiirka amniga Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyaasha Ciidamada Qalabka sida ayaa xalay kormeeray xaafado ka mid

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Puntland iyo Soomaaliland oo loogu baaqay iney joojiyaan Dagaalka Tukeraq.

Muqdisho-KNN-Imaam Cumar Macalim Abshir oo ka mid ah Waxgaradka Beelaha Soomaaliyeed ayaa Cambaareeyay dagaalka dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay in ay Burburtay.

Ankara-KNN-Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo ka hadlay Caasimadda Turkiga ee Ankara ayaa Qaramada Midoobay ku tilmaamay mid jileeceedu uu Xadka dhaafay, marka

Read More
Uncategorized

Kenya oo Ciidamo Booliis ah udiyaarisay amaanka Nairoobi.

Nairobi-KNN-Taliska Ciidamada Booliiska Dowladda Kenya ayaa xalay Shaaciyay in Ciidamo ka badan gaar ah loo diyaariyay amaanka magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya maalmaha

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (17-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

R/W Kheyrre Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeynayaa Bisha Soon.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Bilasha Bisha Bakareysan ee Ramadaan oo maanta si mid ah looga soomay

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo u digtay dadka ma soomeyaasha ah.

Muqdisho-KNN-Wasaaradda arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay in maqaayadaha la furo oo cunto lagu kariyo maalmaha Bisha

Read More
Uncategorized

Wasiir Islow “Wixii xalay dhacay waxay ahaayeen Baco la Buufiyay ee Qaraxyo iyo Madaafiic ma dhicin”

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Wasaaradda amniga Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay Weeraro xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, arintaas oo walaac ku

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed.

Muqdisho-KNN-Maxamed C/laahi  Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan oo xalay curatay. Madaxweyne Farmaajo ayaa ummadda Muslimiinta

Read More