Somali News
Somali News

Jubbaland oo hay’adaha gargaarka kala hadashay waxkaqabashada abaaraha.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamad Islaam ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada maamulka Jubaland. Kulankan waxaa diiradda.

Read More
Somali News

Xaaladda abaarta Soomaaliya oo ka sii dareysa, iyo malaayiin ruux oo cunno la’aan wajahaya.

Xaaladda abaarta ee Soomaaliya ayaa ka sii daraysa, iyadoo ay sii kordhayso hubanta la’aanta dhinaca cuntada. Saameynta ka dhalatay dhibaatooyin is biirsaday oo.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay Dhulgariir ka dhacay iiraan.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay in ka badan 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii dhulgariir cabbirkiisu ahaa 6.1 uu.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegay inay dishay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Militariga Kenya ayaa sheegay inay dileen 10 qof oo looga shakisan yahay Alshabaab, kaddib howlgal ammaan oo ay ka sameeyeen deegaannada Sariira iyo.

Read More
Somali News

Xildhibaano ka tirsan Somaliland oo mooshin ka gudbiyay Xukuumadda Biixi

Xildhibaano tiradooda lagu sheegay 26 Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Guddoonka golahaas u gudbiyay mooshin ay arrin kaga diidan yihiin.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Puntland oo u yeeray mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Kalluumeysiga

Kulanka maanta ee Baarlamaanka Puntland, waxaa looga yeeray mas’uuliyiinta ugu sarraysa Wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulkaas, sida la xaqiijiyay. Xubnaha ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga.

Read More
Somali News

Xukuumadda Somaliland oo kulan la qaatay Guddi dhex-dhexaadin ah

Xukuumadda Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la kulantay Guddi isku dhaf ah oo isku xilsaaray dhex-dhexaadinta khilaafka muddooyinkii ugu dambeeyay xoogeystay ee.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo Baardheere ku dilay nin dil geysan rabay

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay toogteen xubin la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab oo.

Read More
Somali News

Beeraleyda Geeska afrika oo wajahaya xaalad adag

Warbixin la soo saaray ayaa muujineysa in guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya.

Read More
Somali News

Shil dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Burco

Shil Gaari oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay Magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Inta.

Read More