Somali News
Somali News

Militeriga Israel oo go’doomiyay Isbitaalka ugu wayn Qaza

In ka badan 7,000 oo isugu jira barokacayaal, bukaanno, iyo shaqaalaha caafimaadka ee Cisbitaalka Al Shifa, ayaa wajaha xaalad adag, iyada oo laga.

Read More
Somali News

Ciidanka Booliiska Jubbaland oo gacanta ku soo dhigay Jawaano xashiish ah iyo ragii watay

Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay 142 Kiilo oo xashiish ah oo laga soo buuxiyay Jawaano. Xashiishkan ayaa lagu soo qabtay laba.

Read More
Somali News

Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dilay dalka Turkiga

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dilay Hoteel ku yaalla magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Ninka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga ka dhageystay warbixin ku saabsan dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo.

Read More
Somali News

War-murtiyeed laga soo saaray qoddobada ay isku afgarteen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Burundi

War-murtiyeed wadajir ah oo ku saabsan socdaalka shaqo ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku joogo Jamhuuriyadda Burundi. Arrimaha.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku xukuntay nin dhowaan qof kale ku dilay Guriceel

Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa Dil Toogasho ah ku xukuntay C/salaam Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay inuu si ula kac ah.

Read More
Somali News

Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen

Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in la la’yahay tobaneeyo tahriibayaal ah kadib markii dooni ay la socdeen ay kula qalibantay dalka.

Read More
Somali News

Militeriga Israa’iil oo weerar toos ah ku qaaday Isbitaalka ugu wayn Qaza

Milatariga Israel ayaa sheegay in ay billaabeen hawlgal toos ah oo ay gudaha ugu galeen qayb ka mid ah cisbitaalka Al-Shifa oo ay.

Read More
Somali News

Maamulka SSC-Khaatumo oo war ka soo saaray wararka sheegaya in laga reebay ka Koobka Dawlad Goboleedyada

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray wararka sheegaya in laga reebay ka Koobka Dawlad Goboleedyada Soomaaliya. WAR-SAXAAFADEED: Xoghayaha Arrimaha Bulshada SSC-Khaatumo Dr..

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo sheegay in xaalad adag ay ka taagan tahay Baydhabo

Raiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu ugu kuur-galo xaaladda dadka ay.

Read More