Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowlad ay yeelato Falastiin waa xalka xiisadda taagan”
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen.