Day: August 6, 2018
Somali News

Xubno Aadane oo laga helay halkii xalay Qaraxu ka dhacay

Muqdisho-KNN-Halka uu ka dhacay Qaraxii xalay ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan qaraxasi. Qaraxan oo xalay.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (06-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Jigjiga:-Qalalaasaha oo wali sii kordhaya

Jigjiga-KNN-Xaaladda Magaalada Jigjiga oo Maalmahan kacsaneed ayaa maantana waxaa laga soo sheegayaa in halkaa ay ka socdaan falal amniga Magaalada liddi ku ah..

Read More
Somali News

Maamulka Degmada Guricceel oo Musuq lagu eedeeyay

Guriceel-KNN-Eedeyn wax Isbadamarin salka ku heeysa ayaa loo soo jeediyay Maamulka magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Qaar kamid ah dhalinyarada Wax baratay ee.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (06-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Somali News

Qaar kamid ah maxaabiista Xasbiga Hargeeysa oo cunnadii ka soomay

Hargeeysa-KNN-Qaar kamid ah maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee magaalada Hargeeysa ayaa waxaa la sheegayaa in ay cunnadii ka soomeen. Maxaabiista Cunnada  ka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Donald Trump ayaa qirtay in wiilkiisa uu la kulmay Ruushka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markii ugu horeysay qirey in wiilkiisa Trump Jr uu la kulmay garyaqaan Ruush ah si uu “xog uga.

Read More
Somali News

Shil gaari oo ka dhacay Somaliland

Hargeysa-KNN-Saddex qof ayaa ku dhintay sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaadhi nooca qaadka qaada ah uu xoog ku galay kastamka.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More