Day: August 6, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (06-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xubnaha Wasiirada Cusub oo Maanta la dhaariyay

Muqdisho-KNN-Xubnihii Wasiirada ee dhawaan la magacaabay ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay Magaalada Muqdisho. Xaflad Kooban oo lagu qabtay Xarunta Golaha Shacabka ayaa Guddiga.

Read More
Somali News

Shir amniga looga hadlay oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho-KNN-Shir looga hadlayay arimaha amaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Shirkan amniga looga hadlayay ayaa waxaa gudoominayay Wasiirka Amniga Soomaaliya.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Dagaal ka qarxay Itoobiya

Jigjiga-KNN-Dagaal xoogan oo udhaxeeya Qoowmiyadaha Soomalida iyo Oromada ayaa waxaa uu ku soconayaa halka ay xuduudda ka wadaagaan deeganada Oramada Iyo Soomaalida ee.

Read More
Somali News

Muqdisho:-Saraakiil Boolis ah oo Xabsiga la dhigay

Muqdisho-KNN-Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa xabsiga la dhigay waxaana lagu eedeeyay in ay Laaluush qaateen. Gaashaanle Dhaxe Cabdirisaaq Soomane Xuseen oo ahaa.

Read More
Somali News

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Qarax lagula eegtay Gobolka Bay

Beydhabo-KNN-Wararka aan ka heleyno Gobolka Bay ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax miino lala eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku safrayay inta udhaxeysa.

Read More
Sports

Willian: ‘Waan ku faraxsanahy Chelsea

Muqdisho-KNN-Ciyaaryahan William ayaa soo jeediyay inuu doonayo inuu sii joogo Chelsea xilli ciyaareedka soo socda. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil ayaa shan.

Read More
Sports

Real madrid oo ciyaaryahan kadoonaysa kooxda Juventus

Muqdisho-KNN-Kooxda ka ciyaarta horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa lagusoo waramayaa inay diyaar u tahy inay soo qaadato ciyaaryahanka kooxda Juventus Miralem.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{06-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (06-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More