Day: January 16, 2019
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo tagay Baydhabo.

Baydhabo-KNN- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay. Masuuliyiin iyo dadweyne aad u fara badan ayaa ku soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (16-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud :-.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay Weerarka Nairobi.

Muqdisho-KNN-Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Dowladda Dalka Kenya oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa waxaa uu faahfaahiyay weerarkii ka dhacay.

Read More
Somali News

Dil Goordhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsan ciidanka Booliska soomaaliya ayaa la sheegay in  maanta uu  isgooska Howl-wadaag  ee Gobalka Banaadir ku dilay  wiil dhalin yaro ah.

Read More
Somali News

Mareykanka iyo Q.M oo ka hadlay weerarka ka socda Kenya.

Muqdisho-KNN-Dowladda Mareykanka iyo QM waxaa ay  si kulul u cambaareeyeen weerarka ka socda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa muujiyay in ay garab.

Read More
Somali News

DAAWO:-Dagaal toos ah oo weli ka socda Nairobi

Muqdisho-KNN-Inta la ogyahay  16 qof ayaa ku dhimatay weerarkii dagalaamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen dhismo  ku yaalla Magaalada Nairobi. Dagaal toos ayaa weli.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo xalay weeraray Degmada Afgooye.

Afgooye-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ee ku.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{16-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
News in English

Al-shabab militants storm Nairobi hotel complex

Nairobi-KNN-Gunmen have stormed an upscale hotel and office complex in the Kenyan capital, setting off loud blasts and sending people fleeing for their.

Read More