Day: January 16, 2019
Somali News

DAAWO:- Khudbada Uruhu Kenyatta ee weerarkii Kenya.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Kenya Uruhu Kenyatta oo markii Weerarka la soo Afjaray la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in 14 Qof  ay weerarku dhinteen.

Read More
Somali News

DAAWO:-Maxaa ka soo kordhay Weerarkii ka dhacay Nairobi

Muqdisho-KNN-Waxaa uu qaatay in ka badan 16 saac, weerarka oo noociisu la mid ahaa Kuwo ay Al-shabaab Muqdisho ka geeysteen. Ciidanka Amaanka Kenya.

Read More
Somali News

Xaflada Caleema saarka madaxweyne Lafta Gareen oo socota.

Baydhabo-KNN-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa hada ka qeybgalaya Caleema saarka Madaxweyaha.

Read More
Somali News

Shabaabkii Weeraray Afgooye oo la dilay.

Muqdisho-KNN-Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faahfaahin  dheeraad ah waxaa uu ka bixiyay weerar ay dagaalamayaasha ka fuliyeen duleedka Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha.

Read More
Somali News

Masuuliyiin ka tirsan Shirkado ku yaala Boosaaso oo la xiray

Boosaaso-KNN-Ciidamada amaanka  ayaa maanta waxaa ay xireen madaxda ugu saraysa ee  Shirkadaha Golis iyo Eeneeye, kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay masuul ka.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaaraha Britain oo loo qaadayo codka kalsoonida.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Britain Therese May ayaa wajahaysa Mooshin loogu qaadayo codka kalsoonida kadib markii ay ku fashilantay in Baarlaanka dalkaasi ay marsiiso heshiiskii kabixitaanka midowga yurub. Hogaamiyaha.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (16-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (16-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News

DAAWO:-Soo dhaweyntii Madaxweyne Farmaajo ee Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si weyn looga soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo. Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo ku.

Read More
Uncategorized

Muuqaal:- Tirada raggii Weeraray Nairobi oo la shaaciyay.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha dalka Kenya ayaa waxaa ay baahiyeen Muuqalka dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay dhismo ku yaala Magaalada Nairobi ee dalkaasi. Kooxdan oo.

Read More