Day: January 29, 2019
Somali News

Soomaaliya oo kamid noqotay dalalka uu ka jiro musuq maasuqa ugu badan

Muqdisho-KNN-Hey’adda Transparent international ee lasocota Huftaanta Dowladaha iyo heerka musuqa dunida ayaa waxaa ay soo saartay warbixin sanadeedkeeda Musuqa Aduunka ee 2018. Soomaaliya.

Read More
Somali News

Israsaaseyn u dhaxeysa Ciidamo kawada tirsan Milateriga Soomaaliya oo ka dhacday Balcad

Balcad-KNN-Wararka ka imaanaya dagmada Balcad ee Gobolka  Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maanta ay halkaas ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexeysa ciidamada.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (29-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta waxaa.

Read More
Somali News

DAAWO Muuqal:-khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN- Inta la xaqiijiyay  hal qof ayaa  ku dhintay, halka sedex kalana ay ku dhaawacmeen, oo ay ku jirto haweenay, kadib markii qarax.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (29-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono.Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqa Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (29-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-War deg deg ah: Qarax goor-dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax xoog leh oo la sheegay in loo adeegsaday Gaari ayaa goor-dhaw ka dhacy meel u dhaw Taalada Ex Xaruntii Baarlamaanka ee u.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Uganda oo sheegay in soomaaliya aysan ka jirin Dowladnimo.

Muqdisho-KNN-Yoweri Museveni  Madaxweynaha Uganda oo ka hadlayey shir ku saabsanaa garsoorka dalkiisa ayaa waxaa uu aad ugu hadlay dowladnimada iyo ahmiyada ay leedahay..

Read More
Somali News

Madaxweyne Laftagareen oo bulshada deegaanada K/Galbeed kula kulmay Garoowe.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan(Laftagareen) ayaa magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal kulan kula yeeshey bulshada deegaanada Koonfur Galbeed ee ku dhaqan.

Read More
Somali News

Kenya oo xirtay dhalin yaro loo tababarayay Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Booliiska Kenya ayaa deegaan lagu magacaabo Kinango oo ka tirsan ismaamulka Kwale waxaa uu ku xiray 17 dhalinyaro ah, kuwaas la sheegay in.

Read More