Day: March 15, 2019
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo Ku taliyay in dhaqaalaha la siiyo AMISOM loo wareejiyo Ciidamada Xoogga.

Muqdisho-KNN-Axmed Maxamed islaam Axmed madoobe Madaxweynaha maamulka jubbaland  oo la hadlay warbaahinta ayaa Ku taliyay in dhaqaalaha la siiyo AMISOM xilligan  loo wareejiyo.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sii daayay Soomaali lagu eedeyay in ay lacag lunsadeen.

Muqdisho-KNN-Guddi uu baarlamaanka gobolka Minnesota u saaray eedeymo qaar ka mid ah warbaahinta Maraykanka u jeedisay Soomaalida in ay dowladda ka lunsadeen lacag.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (15-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- Faadumo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (15-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob.

Read More
Somali News

Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Mareykanka ee qaarada afrika ee Africom ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixiyeen duqeyn ay ka.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe”Waa la dhameeyay Khilaafka u dhexeeyay Dowladda dhexe iyo Jubbaland’.

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ka hadlayay xaflad sagootin ah oo xalay R/wasaaraha xukuumadda soomaliya iyo wafdigiisa loogu sameeyay Magaalada.

Read More
Somali News

Askari soomaaliland oo xalay lagu dilay Laascaanood.

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay  halkaasi lagu dilay askari ka tirsan ciidamada Somaliland. Goobjoogayaal ku.

Read More
Somali News

Xiisad u dhexeysa Puntland iyo Soomaaliland oo sakay ka taagan Sanaag.

Muqdisho-KNN-Wararka saakay ka imaanaya deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in  Xiisad dagaal oo u dhexaysa Puntland iyo Somaliland lag dareemayaa Gobalkaasi..

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (15-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ingiriiska oo soomaaliya ka taageeraya Xasiloonida dalka.

Muqdisho-KNN-Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee xukuumadda soomaaliya ayaa ku qaabilay magaalada Muqdisho Safiirka cusub ee Boqortooyada UK.

Read More