Day: September 23, 2019
Somali News

Koonfur Galbeed oo maamul u magacaawday magaalo uu Shabaab heysto

Afgooye-KNN-Wareegto kasoo baxday xaafiiska guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa guddoomiye iyo ku xigeenkiis loogu magacaabay deegaanka Jannaale ee gogolka Shabeellada Hoose..

Read More
Somali News

Waxgarad hooygiisa ku booqday Shariif Sheikh Axmed

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed  ayaa booqasho hoygiisa ugu tagay Madaxweynihi hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Ahmed. Imaam Maxamed Yuusuf Cali.

Read More
Somali News

Yuusuf Garaad: “Dowladdu ha xaliso khilaafkaan markii horaba laga baaqsan karay”

Muqdisho-KNN-Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa war kasoo saaray shirkii jaraa’id ee saakay uu Muqdisho ku qabtay madaxweynihii hore.

Read More
Somali News

Xildhibaan ka digay in gaadiidkii lagu qabsaday Ceel-Saliini lagu soo weeraro Muqdisho

 Muqdisho-KNN-Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii shalay subax ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig.

Read More
Somali News

UK oo Iran ku eedeeysay Weerarkii lagu qaaday Warshadaha Saliidda Sucuudiga.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa ku eedeeyay Dowladda Iran in ay ka dambeeysay weerarkii lagu qaaday warshadihii saliidda ee Dowladda Sucuudiga. Waxaa.

Read More
Somali News

Iskuul ku dumay oo ay arday badan ku dhinteen dalka Kenya.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan todobo caruur ah ayaa dhimatay kadib markii fasalkii ay dhiganayeen uu ku dumay magaaladda Caasimadda u ah Kenya ee Nairobi. Iskuulku.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (23-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cabdulaahi.

Read More
Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (23-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalaal.

Read More
Somali News

Muuqaal:-Shiikh Shariif”Garoonka diyaaradaha cidna ma iga celin karto”

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa si kulul uga hadlay dhacdadii shalay lagu xanibay diyaaraddii.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (23-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare :- Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More