Day: September 28, 2019
Somali News

Daawo:-Dowladda oo ka hadashay shir lagu qabanayo Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xukuumadda soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay shir heer caalami ah oo ay sheegtay in bisha nasoo aadan lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Cabdullaahi Xaamud.

Read More
Somali News

Xukuumadda oo lagu eedeeyay dib u dhaca kalafadhiga 6-aad ee golaha shacabka

Muqdisho-KNN-27-kii bishan oo shalay ku beegneed ayuu ahaa qorshuhu in uu furmo,kalfadhiga 6-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka, balse taasi wali ma dhicin, mana.

Read More
Somali News

Khilaafka dowladda dhexe iyo Jubbaland oo saameeyay siyaasadda dalka

Muqdisho-KNN-Waxaa isi soo taraya dhibaatooyinka ay wajahayaan dadka ku nool deegaanada uu ka arimiyo maamulka Jubbaland, taas oo ka dhalatay xariyaadda dhanka duulimaadyada.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay khilaafka dowladda dhexe iyo Jubbaland

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland. Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlay laanta.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo diiday in ay saxiixdo heshiis uu soo diyaariyay urur G/IGAD

 Muqdisho-KNN-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa diiday inay saxiixdo xeer  is dhexgal oo si wada jir ah ay u diyaariyeen waddamada ku bahoobay.

Read More
Somali News

Turkiga oo ballanqaaday in uu gacan ka gaysanayo dib dhiska adeegga Boostada Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday waaxda Boostada Turkiga in ay gacan ka.

Read More
Somali News

Doorasho cabsi xoogan ku bilaabatay oo ka soconaysa dalka Afghanistan.

Muqdisho-KNN-Waxaa dalka Afghanistan ka soconaysa doorashada madaxtunimo taas oo kalinkii hore ee maanta ku bilaabatay cabsi ay cod bixiyaashu ka qabaan dhanka amniga..

Read More
Somali News

Dibad baxyaal careesan iyo booliska dalka Haiti oo isku dhacay.

Muqdisho-KNN-Booliska dalka Haiti ayaa gaaska dadka ka ilmeesiiyaa iyo rasaasta cinjirka ka sameesan u adeegsaday si ay ugu kala ceeriyaan dibad baxyaal careesan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (28-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (28-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalaal.

Read More