Day: September 28, 2019
Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (28-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare} Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

Dorashooyin madaxtinimo oo ka bilaabatay Afganistaan

Muqdisho-KNN-Codeyn loogu talagalay dorashada madaxtinimo ee dalka Afanistaam ayaa ka bilaabatay dalkaasi, iyadoo ay jiraan cabsi sababtay in la adkeeyay ammaanka guud. Tobanan.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo bilaabay howgal lagu soo qabanayo rag dil ka geystay duleedka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Ciidamada Booliiska maamulka Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka ee dhawaan la keenay magaalada Dhuusamareeb ayaa saakay waxa ay bilaabeen howlgal lagu soo qabanayo.

Read More
Somali News

Haweenay lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha

Muqdisho-KNN-Koox hubaysan ayaa saakay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dishay haweenay waayeel aheyd oo caan ka aheyd suuqa, taas oo.

Read More
Somali News

Sucuudiga oo aqbali diiday Safiirkii loomagacaabay ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Cabdixakiim Xasan Ibraahim Ashkir  oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday safiirka dalka Sucuudiga ayaa dowladda Sucuudiga waxay diiday in ay ka gudoonto.

Read More
Somali News

Ganacsada Qatar oo dalbatay in la sameeyo shirkado ka shaqeeya xiriirka ganacsi ee Somaaliya iyo Qatar

 Muqdisho-KNN-Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya,Sadiiq Xirsi Warfaa oo toddobaadkan safar ku tagay dalka Qatar ayaa ugu yeeray maal-gashadayaasha Qatar in ay.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo isu diyaarinaysa ka faa’iidaysiga kheyraadkeeda shidaalka

Muqdisho-KNN-Shir lagu lafa gurayay sida looga faa’ideysanayo kheyraadka shidaalka uu leeyahay dalka Soomaaliya oo ay soo abaabushay wasaaradda macdanta iyo batroolka ee dowladda.

Read More
Somali News

Boqolaal kun oo ku biiray dibadbaxyadda isbedalka cilimadda Canada.

Muqdisho-KNN-Boqolaal Kun oo qof ayaa ku biiray dibadbaxyadda isbadelka cimiladda oo ka dhacaya dalka Canada oo dhan, waxaana horay loo qorsheeyay ku dhawaad.

Read More
Somali News

Booliska Nigeria oo soo badbaadiyay dad si-qarsoodi ah loo heystay.

Muqdisho-KNN-Ku dhawaad 500 oo rag iyo wiilal isugu jira ayaa laga soo bdbaadiyay dhisme ku yaala magaaladda Waqooyi ee Kaduna halkaas oo dadka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {28-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-15Aad-Q {335}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More