Day: February 24, 2021
Somali News

Maxay kawada hadleen RW Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay wakiilada Beesha Caalamka, xilli uu weli taaganyahay muranka doorashada Soomaaliya. Kulanka ayaa.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab uu isku soo dhiibay

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu isku soo dhiibay sargaal ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii uu xiriiro la soo sameeyay saraakiisha ciidamada xoogga.

Read More
Somali News

Waan waan laga dhex-waday RW Rooble iyo Mucaaradka oo guul-dareysatay

Warar ay heshay idacaadda kulmiye ayaa sheeagaya in natiijo la’an ay ku soo dhammaadeen dhex dhexaad laga dhex waday dowladda Soomaaliya iyo xubnaha.

Read More
Somali News

DFS oo hakisay qabashada codsiga Baasaboorka

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay iney hakisay qabashada codsiyada baasaboorka cusub ee muwaadiniinta Soomaaliyeed u doonan jireen xafiisyada dowladda. Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.

Read More
Somali News

Maraykanka oo Sacuudiga u diray dalab ku aadan dilkii Jamaal Kashoqji

Washington-KNN- Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa weydiistay madaxda boqortooyadda Sacuudiga inay soo saaraan xogta ku saabsan sida uu dhacay dilka weriyihii dalkaas u.

Read More
Somali News

Malaysia oo dalkeeda ka tarxiileysa dadkii ugu badnaa

Kuaala Lampur-KNN- Dawladda Malaysia ayaa dalkeeda ka musaafurinaysa in ka badan kun ruux oo Muslimiinta Burma ah kadib markii maxkamadi amartay in dalkooda.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (24-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (24-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (24-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Cabdiwahaab Aadan Cabdiraxmaan :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Midowga Musharaxiinta oo shaaciyey in aysan baaji doonin banaanbaxa Jimcaha

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo wareysi siiyey BBC ayaa si adag uga hadlay go’aankii shalay ka soo baxay xukuumadda xil-gaarsiinta, kaas.

Read More