Day: February 24, 2021
Somali News

Khasaare nafeed oo ka dhashay shil ka dhacay duleedka Garowe

Garowe-KNN-Inta la xaqiijiyey seddax qof ayaa ku geeriyooday, laba kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii xalay laba gaari ay isku dhacday, xilli ay.

Read More
Somali News

Uganda oo beenisay war laga faafiyey madaxweyne Yoweri Museveni

Wasiiradda Caafimaadka ee dalka Uganda, Jane Aceng, ayaa beenisay warar sheegaya in xubno sare oo ka tirsan dowladda la siiyay tallaalka la dagaallanka.

Read More
Somali News

Puntland oo ku goodisay inay baacsa doonto dadka ka faafiya been abuurka

Garowe-KNN-Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray awaamiir culus oo digniin loogu dirayo dad ay ku edeyeen in ay baraha bulshada ku faafiyaan warar.

Read More
Somali News

Dad badan oo ku dhintay madaafiic lagu garaacay magaalo ku taalla Nigeria

Caasimadda gobolka Borno ee dalka Nigeria ayaa lagu weeraray madaafiic hoobiyeyaal ah, wararkuna waxay sheegayaan in 10 qof ay dhinteen dad kale oo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Puntland oo 8-shuruudood oo adag ku xirtay ka qeyb galka shir dambe oo laga yeesho doorashada

Garowe-KNN-Dowlad goboleedka Puntland ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xiray ka qeyb galka shir kale oo looga hadlayo arrimaha doorashada Soomaaliya, kadib qoraal ka.

Read More
Somali News

Kulamo xasaasi ah iyo cadaadis hor leh oo ka bilaawday Muqdisho kadib go’aankii DF

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif iyo xubno kale oo kamid ah Golaha midowga musharaxiinta ayaa xalay yeeshay shir saacado.

Read More
Somali News

Ciidanka QM ee ka soo jeeda G/Tigray ee Itoobiya oo diiday inay dib u laabtaan

Qaramada midoobay ayaa sheegtay ciidamada Itoobiya ee Nabad ilaalinta South Suudaan u jooga, askarta qowmiyadda Tigreega ka soo jeedda ee ka tirsan ay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (24-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Farmaajo iyo Rooble oo war kasoo saaray geerida Ugaas Xasan

Muqdisho-KNN-Madaxda dowladda federaalka, sida ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen uga tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Ugaas Xasan.

Read More