Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Maanta hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Maanta oo Axad ah hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana Xildhibaanada ay Su’aalo ka weydiiyeen.