Faah faahino ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay albaabka laga galo Xirada Tababarka Ciidanka Jeneraal Dhagabadan oo u dhaw Warshadii.
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay albaabka laga galo Xirada Tababarka Ciidanka Jeneraal Dhagabadan oo u dhaw Warshadii.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qaatay dhigiisa dalka Mareykanka Joe Biden. Madaxweynuhu waxa uu ku bogaadiyey dowladda Maraykanka doorka.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka saameeyay deegaano hoos yimaada degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Ururka 48-Aad.
Iran ayaa sheegtay inay “si habboon uga jawaabi doonto” go’aanka Ukraine ay kala noqotay aqoonsiga safiirkeeda ee ka dib markii ay soo baxeen.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howgallada ay Ciidanka Xoogga oo kaashanaya dadka shacabka ah ka wadaan Gobolka Galgaduud. Ciidamada Xoogga Dalka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda.
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa maanta howlgal ka dhan Al-shabaab ka sameeyay Deegaanno ka tirsan koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa gudaha u galay Deegaannada.
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in aysan waqtigeeda ku qaban karin Doorashada Madaxweynaha ee la qorsheeyay in ay dhacdo 13-ka bisha November. War.
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidamada Xoogga Odowaa Yuusuf, Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa gaaray deegaanno.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah ee.