Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir looga hadlay Amniga Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya oo.

Read More
Somali News

Ciidanka NISA oo gacanta ku soo dhigay afar ruux oo dad ku soo dilay Galmudug

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee ku sugan Degmada Caddale ee G/Shabeelaha dhexe, ayaa gacanta ku dhigay 4 eedeysane oo baxsad.

Read More
Somali News

Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo ka hor yimid go’aanka ka soo baxay Maxkamadda Sare

Guddoonka Baarlamanka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ku laashay mudda kororsigooda. Qoraal ka kooban saddex bog oo.

Read More
Somali News

Sacuudiga iyo Iran oo sanado ka dib bilaabaya Duulimaadyada tooska ah

Iran iyo Saudi Arabia ayaa dib u billaabaya duulimaadyada tooska ahaa ee tagi jiray magaalooyinka Tehran, Riyadh iyo magaalooyinka kale. Sarkaal ka tirsan.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Waare oo loo doortay ku xigeenka Xoghayaha ururka IGAD

Madaxweynihi hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa loo doortay ku xigeenka Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD. Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa.

Read More
Somali News

Maleeshiyaad Macalin iyo Dhaqtar walaalo ahaa ku dilay deegaan hoos yimaada Guriceel

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Maleeshiyaad hubeysan oo xalay deegaan hoos yimaada Magaalada Guriceel ku dilay Macalin Dugsi iyo Nin.

Read More
Somali News

Mareykanka oo hub ka iibinaya Israel

Mareykanka ayaa ansixiyay in Israa’iil laga iibiyo hub degdeg ah, kaddib markii ay is khilaafeen Congress-ka, sida uu dhigayo sharciga xakameynta dhoofinta hubka,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shirka Madaxda IGAD

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaateen.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya kulanka Madaxda urur goboleedka IGAD

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More
Somali News

Ciidamada nabad ilaalinta u joogey dalka Congo oo baxaya

Ciidamo nabad ilaalin u joogey dalka Congo ayaa maanta billaabay in ay isaga baxeen wadankaasi oo ay muddo kulo dagaalamayeen kooxo ka soo.

Read More