Somali News
Somali News

Ciidamada Macawiisleyda oo weerar ku qaaday dagaalameyaasha Al-shabaab ee ku sugan degmada Ceeldheer

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo Ciidanka Macawiisleyda iyo dagaalameyaasha Al-shabaab ku dhexmaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Ciidamo.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay bannaanka xerada TURKISOM

Qof sitay jaakad qarax ku xiran yahay ayaa isku qarxiyay dhalinyaro doonaysay in ay qortaan ciidanka Gorgor. Afar qof ayaa dhaawacmay kaddib markii.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in tobanaan ka tirsan Al-shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan

War saxaafadeed ka soo baxay Warsaxaafadeed ka soobaxay wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in tobnannaan ka tirsan Al-shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Xamse “Ciidamadeena si casri ah ayaan u qalabeynayna si ay Al-shabaab uga adkadan”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa ka hadlay cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalka. Ra’iisul wasaaraha ayaa bulshada Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalka

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in guul wayn ay tahay in cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalkeenna. Madaxweynaha oo farriin.

Read More
Somali News

Golaha Ammaanka ee QM oo cunaqabateynta hubka ka qaaday Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaadista xayiraadaha haray ee saaran in dowladda Soomaaliya iyo ciidamadeeda ammaanka ay helaan hub, sida.

Read More
Somali News

Tirada dhimashada Falastiiniyiinta ee duqeymaha Israa’iil oo sii kordheysa

Tirada dhimashada Falastiiniyiinta ayaa sii kordheysa, xilli ay Israa’iil ay dib u billaawday duqeymaha ay ka gaysaneyso magaalada Qaza.  Wasaaradda Caafimaadka Qaza ayaa.

Read More
Somali News

Golaha Ammaanka oo u codeynaya cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimce ah u codeynaya in cunaqabateyn hubka laga qaado Soomaaliya. 15 xubnood ee Golaha Ammaanka.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay Ciidanka Xoogga

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war saxaafadeed soo saartay ayaa soo dhaweysay taageerada cusub ee Midowga Yurub u yaboohay Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Qarax miino oo lala beegsaday mid kamid ah goobaha ganacsiga ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay goob ganacsi oo ku taalla Isgoyska Black Sea ee magaalada.

Read More