Somali News
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka.

Read More
Somali News

Waa kuma Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud?

Sanadkii 1955-kii ayuu Xasan Sheekh ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, ee dalka Soomaaliya, haddana waa 66 ilaa 67 jir. Waxbarashadiisa aasaasiga.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Xildhiaannada labada ee Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xasan Shiikh Maxamuud u doortay Madaxweynaha afarta sanno ee soo socota ka dib Doorasho ka.

Read More
Somali News

Farmaajo iyo Xasan Shiikh oo u gudbay wareega ugu dambeeya ee Doorashada

Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyay tirinta codadka Wareega 2-aad ee Doorashada Madaxweynaha oo ka socota Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan.

Read More
Somali News

Natiijada wareega 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha

Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyay tirinta codadka Wareega 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha oo ka socota Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan.

Read More
Somali News

Doorashada Wareega koowaad oo soo dhammaaday iyo tirinta Codadka oo billaabatay

Waxaa lasoo gabagabeeyey wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha, kadib markii ay codeeyeen 328 mudane. Waxaa goor dhow bilaabanaya tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaannada.

Read More
Somali News

Musharrixiin ka haray tartanka Dorashada Madaxweynaha iyo wararkii ugu danbeeyay ee doorashada.

Muqdisho-KNN-Xili ay socoto doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ka haray Musharixiinta kala ahJabriil Ibrahim CabdulleXuseen Cabdi NuunowC/kariin Xuseen GuuleedDahir.

Read More
Somali News

Doorashada madaxweynaha oo goordhow bilaabatay

Muqdisho-KNN-Waxaa goordhow xarunta Ciidanka Cirka ee Afasiyooni ka bilaabatay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Hoolka ay ka dhaceyso Doorashada ayaa waxaa ku sugan Guddoomiyaha Baarlamaanka,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Hoolka Afisyooni.

Muqdidho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda soo gaaray Xarunta Ciidanka Cirka ee Afisyooni, oo ay ka bilaaban doonto doorashada Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray Dhalinyarada Soomaaliyeed,

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur  (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku.

Read More