Somali News
Somali News

Deni iyo Wakiilka Midowga Yurub oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tina Intelmann. Kulanka Madaxweynaha iyo.

Read More
Somali News

Rooble oo Suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabada 3-da May

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha.

Read More
Somali News

ATMIS oo Ciidanka Xoogga dalka ku wareejisay hub laga soo furtay Al-shabaab

Ciidanka howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS waxaa ay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyeen hub fara badan kuwaas oo ay kasoo furteen Al-shabaab,.

Read More
Somali News

Booliiska Soomaaliya oo markale ka hadlay kiiska askari dhawaan lagu dilay Muqdisho

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliya , Cabdifitaax Aaden Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay qaabka uu u dhacay dilka , Cusmaan Salaad Daahir (Atooraha badda),.

Read More
Somali News

Ruushka oo gantaallo ku garaacaya warshadda birta Azovstal

Difaacayaasha Ukraine ee warshadda birta Azovstal ee Mariupol ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isticmaalayaan diyaarado, taangiyo iyo gantaalaha maraakiibta dagaalka si ay.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda DFS oo shir ugu qeyb galeya Magaalada Roma

Siihayaha xilka Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS Mudane Xasan Cabdiraxmaan Xuseen iyo Wafdi.

Read More
Somali News

Q.M “Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya waxaa ay weli wajahayaan halis jir ahaaneed oo dhinacyo badan leh.”

Iyadoo ay maanta ku beegan tahay 3-da bisha May waxaa xiligaan oo kale la maamusaa Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, balse qoraal kasoo baxay Qaramada.

Read More
Somali News

Gabar ka tirsaneyd mid ka mid ah Wasaaradaha Somaliland oo lagu dilay Hargeysa

Allah ha unaxariistee, waxaa magaalada Hargeysa ee Somaliland lagu dilay Najma Cabdillaahi Maykal oo ka tirsanayd shaqaalaha wasaarada beeraha ee xukuumadaas. Sida ay.

Read More
Somali News

Weerar ku bilowday Gaari walxaha laga soo buuxiyay oo ka dhacay G/Sh/Dhexe

Waxaa faah-faahino laga helayaa dagaal qaraar oo u dhaxeeyay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo Ciidamada Burundi oo qeyb ka ah howlgalka Ex-AMISOM ee.

Read More
Somali News

Maalintii labaad oo laga ciidayo caalamka & Soomaaliya

Waxaa maalintii 2-aad si weyn looga ciidayaa Munaasabadda Ciidul Fidriga guud ahaan dalalka Islmaamla oo ay ku jirto Soomaaliya, xili shalay ay ku.

Read More