Somali News
Somali News

Wararkii u dambeeyay ee Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay ka billaabato Hoolka Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho. Tiro xildhibaanno ah.

Read More
Somali News

Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceelwaaq oo gaaray Hoolka Doorashada ee Afisyooni

Xarunta teendhada Afisyooni oo ay ka socoto diyaar garoow ku aadan doorashada guddoonka Golaha shacabka, waxaa wali ku sii qul qulaya xildhibaanada Baarlamaanka.

Read More
Somali News

Xildhibaano ku sii qulqulaya Afisyooni & guddoomiye Dhabancad oo Booliska u jeediyay baaq

Xarunta teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socoto diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya..

Read More
Somali News

Guddoomiye C/risaaq ”waxaa iska suurtagal ah inuu wakhtiga nagu dheeraado laakiin doorashada way dhaceysaa maanta”

Wali waxaa bilaaban doorashada guddoonka golaha shacabo oo maanta lagu wado inay ka dhacdo xarunta teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho, xili lagu wado.

Read More
Somali News

Ciidamo Boolis ah oo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka u diiday in galaan teendhada Afisyooni

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa la sheegay in Xildhibaanada Golaha shacabka ay u diideen in ay u gudbaan xarunta teendhada Afisyooni.

Read More
Somali News

B/Caalamka “Waa inaan la ogolaanin xiisadaha siyaasadeed & dhacdooyinka amni inay carqaladeeyaan marxaladda ugu dambeysa ee doorashooyinka”

War-saxaafadeed kasoo baxay xubnaha Beesha Caalamka ayaa looga hadlay doorashadii guddoonka Golaha Aqalka Sare ee shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyay & tan maanta.

Read More
Somali News

RW Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joogay magaalada.

Read More
Somali News

Diyaar garoow la xiriirta doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo socoto & Waddooyinka qaar ee Muqdisho oo xiran

Xarunta teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho waxaa ka socoto diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo xubnaha.

Read More
Somali News

Akhriso:- Khilaaf ka taagan sugida amniga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isku khilaafsan cida sugeysa ammaanka guud ee dooraahada guddoonka Golaha.

Read More
Somali News

Walaac laga muujiyay Ciidamo badan oo lagu arkay waddooyinka Muqdisho

Maanta inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa lagu arkayaa Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya, kuwaas oo la sheegay inay sugayaan.

Read More