Somali News
Somali News

C/salaan Dhabancad oo ka hadlay doorashada Guddoomiye ku-xigeenada Golaha Shacabka

Xarunta teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho waxaa ka socoto diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada guddoomiye ku-xigeenada Golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Jaamacada Carabta oo ka hadlay doorashadii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BS

Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa hambalyo loogu diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur  (Madoobe) kaas.

Read More
Somali News

M/weyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray Qardho

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta tagay Magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa ka hadlay ujeedka.

Read More
Somali News

Akhriso:- Waa kuma Sheekh Aadan Madoobe

Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo xalay Magaalada Muqdisho loogu doortay Guddoomiyaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa ku dhashay degmada Xuddur ee.

Read More
Somali News

Axmed Karaash oo ku wajahan magaalada Qardho ee G/Karkaar

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka safar ugu baxay dhulka ah magaalada Qardho.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo Dad Muslimiin ah ku laayay dalka Itoobiya

20 qof oo muslimiin ah ayaa lagu dilay gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya iska horimaad dhexmaray rag hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan,.

Read More
Somali News

Doorashada Guddoomiye ku-xigeenada ee Golaha Shacabka oo maanta dhaceysa

Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa in xarunta teendhada Afisyooni ee Muqdisho lagu qabto doorashada Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad & 2-aad ee Golaha.

Read More
Somali News

Madaxda D/goboleedyada oo hambalyo u diray Aadan Madoobe

Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo Hirshabelle ayaa soodhaweeyay dooraahadii xalay xilka Guddoomiyaha Golaha shacabka loogu doortay Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Read More
Somali News

Kuraastii ugu dambeysay ee ku harsaneyd Hirshabeelle oo la shaaciyay

Qoraal kasoo baxay xalay Guddiga maamulka doorashada Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay Jadwalka dooraahada kuraastii ugu dambeesay ee taalay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka.

Read More
Somali News

MD Farmaajo oo war ka soo saaray Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee.

Read More