Somali News
Somali News

Axmed Karaash oo ku wajahan magaalada Qardho ee G/Karkaar

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka safar ugu baxay dhulka ah magaalada Qardho.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo Dad Muslimiin ah ku laayay dalka Itoobiya

20 qof oo muslimiin ah ayaa lagu dilay gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya iska horimaad dhexmaray rag hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan,.

Read More
Somali News

Doorashada Guddoomiye ku-xigeenada ee Golaha Shacabka oo maanta dhaceysa

Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa in xarunta teendhada Afisyooni ee Muqdisho lagu qabto doorashada Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad & 2-aad ee Golaha.

Read More
Somali News

Madaxda D/goboleedyada oo hambalyo u diray Aadan Madoobe

Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo Hirshabelle ayaa soodhaweeyay dooraahadii xalay xilka Guddoomiyaha Golaha shacabka loogu doortay Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Read More
Somali News

Kuraastii ugu dambeysay ee ku harsaneyd Hirshabeelle oo la shaaciyay

Qoraal kasoo baxay xalay Guddiga maamulka doorashada Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay Jadwalka dooraahada kuraastii ugu dambeesay ee taalay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka.

Read More
Somali News

MD Farmaajo oo war ka soo saaray Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee.

Read More
Somali News

RW Rooble oo ka hadlay Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka

Ra’iisul wasaare Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Read More
Somali News

Shiikh Aadan Madoobe oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Doorasbo adag oo muddo saacado ah.

Read More
Somali News

Doorashada oo billaabatay iyo Xildhibaannada Ceelwaaq oo coddeyn doonin

Waxaa goordhow Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ka billaabatay Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannada Hoolka ku sugan ayaa tiradoodu tahay.

Read More
Somali News

Xildhibaannada Ceelwaaq la diiday in laga saaro Hoolka Doorashada Afisiyooni

Wararka naga soo gaaraya Teendhada Afisiyooni oo ay goordhow ka billaabaneyso Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegaya in Guddoomiyaha KMG ee Baarlamaanka oo.

Read More