Somali News
Somali News

Xildhibaan Abshirow oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacab ayaa waxaa ku guulaystay xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow oo helay 146 cod halka Mahad Cabdalla Cawad.

Read More
Somali News

Xildhibaan Sacdiya oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka

Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Tartan adag oo ay la.

Read More
Somali News

Waa kuma musharixiinta u gudbay wareega seddexaad ee doorashada?.

Wareegga ugu dambeeya ayaa waxaa ku tartami doona Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) iyo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, oo la rumeysan yahay in labaduba.

Read More
Somali News

Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka iyo tirinta codadka

Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS ayaa soo dhammaatay. Xil. Cabdikariin Abdow Xayder: 15 Cod Xil. Cabdiraxmaan.

Read More
Somali News

Doorashada Guddoomiye ku-xigeenada Golaha Shacabka oo bilaabatay

Waxaa xarunta teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Guddoomiye ku-xigeenada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Hoolka doorashada waxaa ku sugan Xildhibaanada.

Read More
Somali News

Muuse Biixii oo war kasoo saaray khilaaf u dhaxeeya Guddiga doorashooyinka Somaliland

Kadib khilaaf xoogeystay oo ka dhaxeeyay maalmihii la soo dhaafay Guddiga doorashoyinka Somaliland kaas oo sababay in xubno ka mid ah guddiga ay.

Read More
Somali News

C/salaan Dhabancad oo ka hadlay doorashada Guddoomiye ku-xigeenada Golaha Shacabka

Xarunta teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho waxaa ka socoto diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada guddoomiye ku-xigeenada Golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Jaamacada Carabta oo ka hadlay doorashadii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BS

Qoraal kasoo baxay Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa hambalyo loogu diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur  (Madoobe) kaas.

Read More
Somali News

M/weyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray Qardho

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta tagay Magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa ka hadlay ujeedka.

Read More
Somali News

Akhriso:- Waa kuma Sheekh Aadan Madoobe

Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo xalay Magaalada Muqdisho loogu doortay Guddoomiyaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa ku dhashay degmada Xuddur ee.

Read More