Somali News
Somali News

Militeriga Israa’iil oo weerar toos ah ku qaaday Isbitaalka ugu wayn Qaza

Milatariga Israel ayaa sheegay in ay billaabeen hawlgal toos ah oo ay gudaha ugu galeen qayb ka mid ah cisbitaalka Al-Shifa oo ay.

Read More
Somali News

Maamulka SSC-Khaatumo oo war ka soo saaray wararka sheegaya in laga reebay ka Koobka Dawlad Goboleedyada

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray wararka sheegaya in laga reebay ka Koobka Dawlad Goboleedyada Soomaaliya. WAR-SAXAAFADEED: Xoghayaha Arrimaha Bulshada SSC-Khaatumo Dr..

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo sheegay in xaalad adag ay ka taagan tahay Baydhabo

Raiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu ugu kuur-galo xaaladda dadka ay.

Read More
Somali News

Taliska Ciidanka Xoogga oo faah faahin ka bixiyay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero da Jaalle Siyaad

Taliska ciidanka dhulka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay albaabka laga gelo kuliyada jaale.

Read More
Somali News

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero ciidan oo ku taalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xerada Ciidamada ee 77 oo ku taal magaalada Muqdisho. Qof.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay weerar ay Xisballah ku qaadeen Waqooyiga Israa’iil

Ururka Hezbollah ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday ciidamada Israa’iil meel u dhow saldhigga Doviv ee waqooyiga Israa’iil. Kooxda Xisbullah ee fadhigeedu yahay.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxay qarax Ciidanka Dowladda lagula eegtay Ceelasha Biyaha

Faah faahino dheeraad aha ayaa ka soo baxaya Qarax khasaada geystay oo Ciidanka Dowladda xalay lagu eegtay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada.

Read More
Somali News

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan ka yeeshay saameynta roobkii ka da’ay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, iyadoona ay goobjoog.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Ereteriya

Madaxweynaha Dowladda Federaalkya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ka wada qeyb-galeen Shirka Sacuudiga.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada oo Xakuno kala duwan ku riday qaar kamid ah Maamulka Degmada Hodan.

Maxkamada Ciidmada Qalabka Sida ayaa xukuno Xabsi Ciidan oo u dhaxeya 10 ilaa 1 sano waxay ku riday 1- Cabdiraxiin Maxamed Cusmaan Jimcaale.

Read More