Somali News
Somali News

Sacuudiga oo marti galinaya shir deg deg ah oo looga hadli doono Xaaladda Qaza

Dowladda Sacuudiga ayaa marti galin doonta shir madaxeedka wadamada Carabta, Islaamka iyo Afrika si looga hadlo dagaalka Israel ay ku hayso Qaza. Wasiirka.

Read More
Somali News

DFS oo soo shaacisay tirada dadka geeriyooday roobkii ka da’ay dalka

Hay’adda Gargaarka  Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa soo saartay warbixin ku saabsan khasaaraha ka dhashay roobka daadka watay ee ka da’ay qeybo kamid dalka..

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay in ay qabatay 25 ruux oo doonayay in ay ku biiraan Al-shabaab

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ayaa sheegtay in ay qabteen 25 ruux oo doonayay in ay ku biiraan dagaalameyaasha Al-shabaab, xilli ay.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay is rasaaseyn ka dhacay Magaalada Garoowe

Ugu yaraan hal qof oo shacab ah oo ahayd gabar dhallinyaro ah, ayaa ku geeriyooday, dhowr qof oo kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray,.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga iyo kuwa deegaanka oo howlgallo ka sameeyay xadka Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud

Ciidamada deegaanka oo kaashanaya Xoogga dalka ayaa howlgallo ka sameeyay saacadihii la soo dhaafay deegano dhaca xadka Galgaduud iyo Shabeelaha dhexe. Saraakiisha Ciimada.

Read More
Somali News

Ururka Xisbullah oo sheegay in ay weerar ku qaadeen gudaha Israel

Ururka Xisbullah ayaa sheegay in gantaallo la beegsadeen gawaari ay wateen ciidamada Israa’iil oo marayey xuduudka ay la wadaagto Lubnaan. Bayaan ka soo.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool

Ciidanka xoogga dalka oo dagaalameyaasha Al-shabaab kala wareegay deegaano katirsan Gobolka Bakool Howlgal qorshaysnaa oo Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta.

Read More
Somali News

Xukumadda Soomaaliya oo shka hadashay khasaaraha dhashay roobkii ka da’ay qeybo kamid ah dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Saalax Axmed Jaamac ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in loo gurmad lala gaaro dadka ay saameeyeen daadadka.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada oo dhageysatay xubno ka ku eedeysan Al-shabaabnimo

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta la horgeeyay 11 xubnood oo u badan guddoomiye laameedyo katirsan degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo.

Read More
Somali News

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay in weerar ku soo qaadeen Ciidanka Danab

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kolonyo uu la socday lagu soo weeraray meel u.

Read More