Somali News
Somali News

Maxkamadda ciidamada oo uu kasoo muuqday jeneraal Sheegoow iyo ilaaladiisa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dhageystay dacwadda loo heysto Jeneraal Sheegow iyo qaar kamid ah ilaaladiisa. Xeer ilaalinta Qaranka ayaa soo bandhigay eedaya.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo u tartantay Guddoomiyaha Baarlamaanka Adduunka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuriyadda Midowday ee Tanzania, Dr Tulia Ackson, ayaa lagu dhawaaqay in ay tahay Guddoomiyaha 31-aad ee Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU). Waxay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay inuu duqeeyay hub ay leedahay Iiraan

Militariga Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyay dalka Suuriya, isaga oo sheegay in uu burburiyay saldhigyo hubka lagu keydiyo oo ay leedahay dowladda Iiraan..

Read More
Somali News

Soomaaliya maanta u tartameysa xilka guddoomiyenimada baarlamaanka adduunka.

Maanta waxaa la rajeynayaa in lagu dhawaaqo natiijada cidda ku guulaysanaysa xilka guddoomiyenimada baarlamaanka adduunka. Dadka u tartamaya waxaa ka mid ah xildhibaanad.

Read More
Somali News

Sacuudiga oo wada kulamo lagu soo afjarayo colaadda Suudaan

Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in ay dib uga soo cusboonaadeen magaalada Jeddah wadahadalo lagu soo afjarayo colaadda Suudaan. War qoraal ah oo ka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Belgium

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka.

Read More
Somali News

Militariga Israa’iil oo duqeeyay xeryo barakacayaal oo ku yaal Qaza

Milatariga Israa’iil ayaa weli si wada duqaymaha Gaza, iyadoo la filayo in Israa’iil ay qaaddo guluf milatari oo dhulka ah. Ugu yaraan 25.

Read More
Murti & Maaweelo Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magaacay xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray Wareegto ku taariikheysan 24, Oktoober, 2023, kuna saabsan magacaabis Wasiirro. Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle: Markuu arkay:.

Read More
Somali News

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga

Muqtaar Maxamed Isxaaq (Rabaani ) oo ahaa Horjoogihii Jabhada ee Gobalka Bokool ayaa saaka isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fadhigoodu.

Read More