Somali News
Somali News

Ciidamada Xoogga oo howlgallo ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Bakool

Ururka 260aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Al-shabaab kala wareegay Gacan ku haynta deegaanka Eel-Boon Oo Qiyaasti 48 KM dhanka Galbeedka kaga.

Read More
Somali News

QM oo sheegtay in qaar kamid ah shaqaalaheeda looga dilay Qaza

Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ayaa sheegtay Axaddii in 29 ka mida shaqaaleheeda, lagu dilay Gaza, tan iyo markii uu bilaabmay.

Read More
Somali News

Shirka Golaha wasiirada Koofur Galbeed oo looga hadlay dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir Golaha Wasiirada maamulkaas uu yeeshay maanta oo looga hadlay xoreynta.

Read More
Somali News

Macalin Dugsi Quraan iyo ardadiisa oo lagu dilay Shabeellada Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xalay maleeshiyaad hubeysan ay ku laayeen dad shacab ah meel u dhaw deegaanka Xaaji.

Read More
Somali News

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka warbixyay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda dalka

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdsiho ayaa faah faahin ka bixiyey guullaha Dowladdu ka gaartay dagaalka.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaare geystay oo lagu weeraray saldhig ay Ciidanka Amniga ku leeyihiin deegaanka Ceelasha Biyaha ee.

Read More
Somali News

Daadad ku rogmaday Magaalooyinka Beledweyne iyo Luuq oo Shacab fara badan ay saameeyeen.

Wararka naga soo gaaraya degmada luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dad badan ay ka barakaceen daad xooggan oo ku soo rogmaday.

Read More
Somali News

Kumanaan arday Soomaali ah oo ku dhacay imtixaanka dugsiga sare ee Itoobiya

Maamulka Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa baahiyay natiijada ardeydii gashay imtixaanka dugsiyada sare ee sanadkaan. Balse natiijada ay baahisay wasaaradda waxbarashada ayaa noqotay.

Read More
Somali News

Ururka Xamaas oo sii daayay qaar kamid ah dadkii ay ku qabsadeen dagaalkii Israa’iil

Xamaas ayaa sii daysay labo maxbuus oo Mareykan ah oo lagu haystey Gaza Jimcihii, kooxda ayaa sheegtay in ay u furan tahay in.

Read More
Somali News

Dagaal udhaxeeya laba sarkaal oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Galgaduud

Dagaal udhaxeeya laba sarkaal oo kawada tirsan Al-shabaab ayaa ka dhacay degaanka Biyo oo u dhexeeya tuulada Burujeed iyo Magaalada Ceelbuur ee gobolka.

Read More