Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya Xaaladda Soomaaliya
Maalint Berri ah, Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan gaar ah ka yeelanaya Xaaladda Siyaasadeed iyo tan Amni ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo.
Maalint Berri ah, Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan gaar ah ka yeelanaya Xaaladda Siyaasadeed iyo tan Amni ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo.
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh.
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada Caalamiga ah.
Hay’adda nabad sugida Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in la qabtay qof watay boorso ay ku jiraan walxo qarxa oo loo waday degmada.
Hoggaamiyihii Mucaaradka Ruushka, Alexei Navalny ayaa ku geeriyooday xabsi ku yaalla waqooyiga magaalada Moscow ee caasimadad Ruushka. Geerida Hoggaamiyaha waxaa xaqiijiyay Mas’uuliyiinta dowladda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa gudbin.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixdeen Dowladaha.
Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir maanta hor geeyay eedeysane Sayid Cali oo xaaskiisa gubay.
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada ka dhanka aha Al-shabaab iyo horumarka ay sameyneysay sanadihii.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay qorshaha socdaalkiisa magaaladaasi. Madaxweynaha ayaa sheegay.