Carruur badda qaaday oo laga baadi goobayo xeebaha magaalada Marka
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya 7 carruur ah oo badda qaaday Magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose. Sida mas’uuliyiinta degmada ay.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya 7 carruur ah oo badda qaaday Magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose. Sida mas’uuliyiinta degmada ay.
Ka dib marki dhawaan galaha ammaanka ee Qaramada ay cunaqabateyn ku soo rogeen saraakiil ka tiran dagaameyaasha Al-shabaab ayaa waxaa go’aankaasi ka Hadley.
Diyaaradda oo ku socotay dalka Singapore ayaa cilad soo wajahday awgeed waxaa loo weeciyay garoon ku yaalla magaalada Bangkok ee dalka Thailand. Sida.
Qoraal kooban oo ka soo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka ay xireen Dhalinyaro gaaraysa 15 kuwaas oo debad bax rabshado.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ururka 86aad ee guutada 77 ayaasheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Gaari Layla calaawi ah oo.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ibraahim Aadan Maaddeey oo magaciisa Afgarashada dhinaca uu yahay Cabdiraxmaan.
Dowladda Soomaliya ayaa Dowladda Dalka Iran uga tacsiyeysay Madaxweynihii Dalka Iran Ibraahim Ra’iisi oo shalay ku geeriyooday Shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka.
Madaxweynaha Iiraan iyo wasiirka arrimaha dibadda, oo ay weheliyaan dad kale oo la socday diyaaradii qumaatiga u kaca ee burburtay, ayaa dhintay, sida.
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo uu la socday madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa si deg deg ah u degtay ka dib.
Howlgal ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka 26-aad, guutada 6-aad ee qeybta 60-aad ayaa ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada.