Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya magaalada London

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada London oo ay kaga qeyb-galyaan wafdiga Jamhuuriyaddu, shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee.

Read More
Somali News

Tirada geerida Falastiiniyiinta ee Qaza oo kor u dhaaftay 13 kun

Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Qaza ayaa sheegtay in 13,000 oo qof ay hadda ku dhinteen dhulka falastiiniyiinta tan iyo markii.

Read More
Somali News

Somaliland oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay hub loo waday Laascaanood

Hay’adda Sirdoonka Somaliland Oo War soo ka soo saartay hub ay soo qabteen “Hay’adda Sirdoonka Somaliland oo ah hay’adda ugu saraysa Amniga guud.

Read More
Somali News

Xiisad u dhaxeysa maamulka iyo mucaaradka Puntland oo ka taagan magaalada Garoowe

Ciidamo taabacsan mucaaradka Puntland ayaa saakay waaberigii, waxay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Dhaqaaqyada ciidamadan ayaa.

Read More
Barnaamijyo Somali News

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku fulisay Cabdullaahi Cali

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo dilay Cabdulaahi Cali Huday bishii 09 – Nov.

Read More
Somali News

Guddiga Amniga Qaranka oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran ayaa looga.

Read More
Somali News

In ka badan 40 bukaan oo koronto la’aan ugu geeriyooday Isbitaalka Shifa ee Qaza

Maamulka isbitaalka Shifa ee ku yaalla Qaza ayaa sheegay dhimashada 40 bukaan ah, oo ay ku jiraan afar carruur ah oo dhicis ah,.

Read More
Somali News

Dab xooggan oo ka kacay suuqa degmada Xamar weyne ee Muqdisho

Dab xooggan oo ka kacay suuqa degmada Xamar weyne ee Muqdisho ayaa lagu guulleystay in la damiyo. Saraakiisha Dab-damiska ayaa sheegay in wax.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray ciidamada suga Amniga Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay deegaan hoos yimaada magaalada Xudur

Howlgal ay ciidamada xoogga ka sameeyeen tuulo lagu magacaabo Makiiney oo 40 KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Xudur ayaa lagu dilay 3.

Read More