Day: September 4, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (04 09 2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

(Warbixin) KNN oo soo bandhigtay musuq baahsan oo ka jira CID.

Muqdisho-KNN- Xarunta hey’adda danbi baarista Boolisla Soomaaliyeed ee CID ayaa waxaa ka jira Musuq maasuq baahsan marka laga hadlayo sida ay u xiyaan.

Read More
Somali News

Munaasabad lagu soo bandhigay Sahanka qalinjebiyaasha Sanadkii 2018-ka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Hay’adda Iftin Foundation maanta waxay qabatay munaasbad oo lagu soo bandhigayey Sahanka qalinjebiyeyaasha Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare ee dalka sanadkii hore 2018 taas.

Read More
Somali News

Taliyaha cusub ee Asluubta oo ka hadlay deeq la gaarsiiyey agoonta Asluubta

Muqdisho-KNN-Taliska  Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta la wareegay 180 Sariirood oo uu ugu deeqay Cabdinaasir Cali Maxamed oo ah Dhakhtar ka howl-gala Isbitaal.

Read More
Somali News

Qiimaha iyo waqtiga duullimaadyada Kismaayo iyo Nairobi oo kordhay

Kismaayo-KNN-Waxaa toddobaad laga joogaa markii Hay’adda duulista hawada ee Soomaaliya ay shirkadaha diyaaradaha ku wargelisay in dhamaan duullimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga.

Read More
Somali News

Rouhani oo laba bil u qabtay dalalka Yurub

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa maanta laba bilood siiyey dalalka Yurub si ay u bad-baadiyaan heshiiskii 2015-kii laga gaaray Nukliyeerka dalkiisa. Rouhani ayaa.

Read More
Somali News

Booliska gobolka Bari oo soo ban dhigay caruur iyo ninkii Afduubtay

Boosaaso-KNN-Taliska qaybta booliska ee gobolka Bari ayaa warbaahinta u soo bandhigay tiro dhalinyaro ah oo ay ciidanku qabteen xilli loo wadey magaala beexeedda.

Read More
Somali News

Iran oo sii deenaysa shaqaalo saaran markabkii ay ka qabsatay Britain.

Muqdisho-KNN-Iran ayaa sii deen doonto shaqaalo gaaraya illaa iyo todobo xubin oo saarnaa markabkii sitay calanka dalka Britain sida laga baahiyay Tv’ga qaranka.

Read More
Somali News

In ka badan 10 ruux ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Mali.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 14 ruux ayaa dhimatay kadib markii uu qarax xoogan qabsaday mid kamid ah gawaarida dadka rakaab ah ay raacaan oo ku.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (04-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More